Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland oo Xilkii la wareegay.

  Waxaa maanta xilkii guddoomiyaha baarlamaanka puntland si rasmi ah ula wareegay Guddoomiyaha cusub oo dhawaan la doortay Mudane Saciid Xassan Shire waxaana xilka uu kala wareegay guddoomiyihii hore MudaneCabdirashiid Maxamad Xirsi. Xilwareejintaas o oka dhacday xarunta baarlamaanka waxaa goob joog ka ahaa Madaxweeynaha Puntland mudane C/wali Maxamed Cali Gaas ,waxaa kale oo goob joog … Continue reading Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland oo Xilkii la wareegay.